Somali Business World
 
  • HOME
  • Teknooloji & Halabuur
  • Ganacsi Guuleystay
  • Aduunweyne
  • Business List
  • Guri & Shaqo

               Xiriirkaaga Aduunka Ganacsiga      

      

Warka

Picture
Qaabka qarsoon oo ey u ganacsadaan reerka ganacsatada
ugu tariikh dheer Mareykanka
Qiyaasti 400 sano kahor, sanabdki 1623, Avedis Zildjian wuxuu asaasay
kambani soo saara qalabka lagu cayaaro oo symbalka ah asaga oo
jooga Istanbul, Turkiga.  Hada waxaa kambaniga wada jenerayshanka
afar iyo tobnaad Craigie Zildjian iyo walasheed Debbie. 


Maalgashi

Picture
Sababtee baa lacagtaada dahab u galineysaa
Dahabka iyo xoriyadaada dhaqaaleed waa isku xiran yihiin.  Marki ey maciishada kacdo, dahabka wuxuu kuu ilaalinayaa maalkaaga. 
Qiimaha lacagta aad bey isku badbadashaa oo lacagta aad meel dhiganeysid ma aha wax aad isku haleen kartid, lakiin dahabka      

              
qiimahiisa inta badan kor un buu u socdaa.

53 fikrado ganacsi

Picture
Waa 53 ganacsi oo aan badankooda dalkeena iyo dalal badan oo Afrika iyo dunida aan hormarin laga helin, iyo kuwo laga helo lakiin noocyo kale looga baahan yahay.  Waxey isugu jiraan tukaamo, warshado, iyo adeegyo aad u kala duwan oo qarkood horumar iyo faaido keenaya.  Ganacsiga ugu yar oo aad gurigaaga ka bilaabi kartid wuxuu kaaga baahan yahay oo kaliya 100 doolar.  Buuga waxaa qoray la taliyaasha ganacsiyeed ee Somconsult wuxuuna ku qoran yahay af somaali fudud waxaadna ku heli kartaa ebook ahaan oo emailka laguugu soo diro, qiimahiisana waa toban doolar.  
Waxaa ka dalban kartaaa   somaliconsult@yahoo.com

Lifestyle

Picture
Somalis cash in on Dubai boom
Skyscrapers reach high into the desert sky, while sailing dhows ply the Gulf trading with countries as they have for hundreds of years. Dubai is a boom-time city full of contrasts.

Shakhsiyaadka

Picture
Bishaan>  Sifiso Dabengwa
Africa's telecoms king
Dabengwa, 52, waxaa loo xilsaaray jagadiisa bishi Desember 2010 kadib 11 sano oo uu shaqeynayey MTN.  Wuxuu ka imaaday Zimbabwe wuxuuna soo bartay injineernimada korontada iyo MBA. 




Ganacsatada dumarka ah

Picture
Sara Blakely oo noqotay haweenta ugu da’da yar oo sanadkaan gasha liiska dadka ugu taajirsan aduunka, waliba ayada oona nin ama reer ka dhaxlin. Waxaa kale oo wax laga yaabo noqotay in sidaas looga lacageysan karo surweel ey dumarka hoosta ka gashadaan.



Teknoolijiga & halabuurka

Picture
IBM oo rabta in ey kordhiso wakhtiga ey gawaarida korontada ku socon karaan
Si kasta oo ey Obama dowladiisa ugu dadaashay in ey bulshada Mareykanka ka dhaadhiciso isticmaalka gawaarida korontada ku socda, meyna u suurta galin in ey dad badan gawaaridaas qataan. 
Sababtana waa wakhtiga yar oo ey gawaaridaas korontada ku socon karaan oo ka yar wakhtiga shidaalka (100 meyl ama ka yar).  Hada IBM baa rabta in ey Project 500 taas wax uuga  qabato
.


Dabaq, Bosaaso

Picture

Dabaq 1- biyaano ah oo kuyaal xaafada Hillaac Bosaaso.  Wuxuu ku fadhiyaa dhul
dhan 20*20 kana kooban yahay 5 qol, 3 suuli, 3 barando iyo deyr weyn waana
dhexkadhis si qurux badan loo dhisay.  Qiimaha> 48-50000
Guryasamo Real Estate waxey kuu heysaa guryo iib iyo kiro ah
iyo dhulal iib ah oo jaban. www.guryasamarealestate.com

Our Partners

Wardheernews, Puntlandnews24, somalilandblogtales...........


Xayeysiinta>




                                 
                               


                                                                         somali_world@yahoo.com

Web Hosting by iPage