Xiriirkaaga Aduunka Ganacsiga
NEWS
Saynisyahano mareykan ah oo ganacsi bilaaway
Timothy Lu baa kamid ah saynisyahanada bilaaway ganacsiga oo waliba si uuna filaneyn ku bilaaway. Asaga oo soo bartay caafimaad buu marki ugu horeysay bilaaway in uu cilmi baaris sameeyo. Lakiin xogaa kadib wuxuu ogaaday in fikradihiisa ey uga anfac badan yihiin dadka marki uu ganacsi u badalo. Waa wax
hada ku soo batay Mareykanka oo eyna ka faaideen jaamacado, arday iyo dadka
ganacsiga maalgaliyaba.
Shirkadaha China oo alaabihi ey dhoofin jireen waji cusub u yeelay
Shirkada sameysa alaaba wax lagu dhiso Sany Group baa kamid ah shirkadaha China laga leeyahay oo bilaaway in ey warshado ka sameystaan Europe, South America iyo Asia. Halki ey marki hore China ey dhoofin jirtay alaabaha yaryarka ah sida electronikada, dharka iyo cayaaraha ilmaha, bey waxey shirkadihi hada ku khasbanaadeen in ey ganacsigooda waji cusub u yelaan madaama uu mushaarki shaqaalaha iyo tartanka shirkadaha ka dhexeeyayba uu kor u kacay
Aragtida dhaqaalaha ee Ikhwaanul Muslimiinta Masar
Hassan Malek wuxuu dagan yahay Heliopolis, xaafad kamid ah xaafadaha Qaahira oo ey dadka taajiriinta dagaan. Waa nin taajir ah kana mid ah madaxda sare ee Ikhwaanul Muslimiinta, xisbiga hada uugu xooga badan Masar. Aragtidooda dhaqaaleed iyo midda siyaasadba waxey rabaan in ey ku saleyaan diinta islaamka, waana mida ey ka walwalsan yihiin reer galbeedka.
Mobeylo qoraxda ku shaqeeya baa nolosha fududeeyay
Dadka dagan tuulooyinka iyo baadiyaha Kenya baa hada helay mobeylo
nolosha u fududeeyey raqiisna ah.
Shirkada Safaricom Company baa keentay mobeylo ku shaqeenaya
qoraxda oo ey dadka uga kaftodeen safarki ey u gali jireen meel koronto leh oo
ey mobeylka ku dabeystaan. Tan kale mobeylku waa raqiis oo wey awodaan in ey danyartu iibsato.
Zimbabwe oo loo ogolaadey in ey iibiyaan dhaymankoodi
The Kimberly Process Certification Scheme baa Zimbabwe u dirtay waraaqad ey ugu
ogolaaneyso in ey iibiyaan dhaymanka laga soo saaro xarunta laisku heysto ee
Marange fields. Sababta horey Zimbabwe loogu diiday in ey iibiso dhaymanka baa eheed in xarumaha dhaymanka laga soo saaro la aaminsanaa in ey ka dhacaan falal xuquuqda bani adanka meel ku dhac ku ah, iyo dhac ey geysteen masuulo dowlada Zimbabwe ka tirsan.
Market Data
Currencies £ $ € ¥ shilin somali 07.05.12
£ - 1.5733 1.1931 119.9165 -
$ 0.6356 - 0.7583 76.2210 25000
€ 0.8381 1.3186 - 100.5250 -
¥ 0.0083 0.01301 0.0099 - -
Commodities price change %
Brent Crude Oil Futures $/barrel 111.04 - 0.54 - 0.5
Forex Gold Index(pm fix) $/oz 1729.00 + 3.00 + 0.2
Coffee "C" Futures US cents/pound 216.70 - 0.75 - 0.4
Copper 3mo Unofficial $/m tonne 8422.50 - 145 .00 - 1.7

Africa Rising:
Africa Rising: How 900 Million African Consumers Offer
More Than You Think Waa buug ka hadlaaya fursadaha ganasiyeed ey Afrika leedahay oo eyna dadka badankooda ka warqabin. Guri & Shaqo
Waxaan u baahan nahay dad nala shaqeeya
Somali Business World waxey u baahan tahay shaqaalo daafaha aduunka kala jooga, mushaar aad u fiican baa shaqada la socota. Dumar, rag, wayeel iyo dhalinyaroba waa ka shaqeen karaan, waana shaqo fudud. Nala soo xiriira wixi faahfaahin ah> somali_world@yahoo.com ama jibriilyare@yahoo.com | AL HILAL INTERNATIONAL
|
Maalgashi
Sababtee baa lacagtaada dahab u galineysaa
Dahabka iyo xoriyadaada dhaqaaleed waa isku xiran yihiin. Marki ey maciishada kacdo, dahabka
wuxuu kuu ilaalinayaa maalkaaga.
Qiimaha lacagta aad bey isku badbadashaa oo lacagta aad meel dhiganeysid
ma aha wax aad isku haleen kartid, lakiin dahabka qiimahiisa inta badan kor un
buu u socdaa.
Fursado maalgashi oo ka jira meelal aadan maleyn karin
Waxaa loo baahan yahay 35 gallon oo biyo ah sida loo sameeyo hal koob oo shaax ah,
sidoo kale waxaa loo baahan yahay 635 gallon sida loo sameeyo hal hambeegar. Baahida loo qabo
biyo nadiif ah oo sii badaneysa madaama ey dadka sii kordhayaan isticmaalka biyahana uu xaddhaaf
yahay.

Business People
This month> Sifiso Dabengwa
Africa's telecoms king
Dabengwa, 52, was appointed to his position in December 2010 after 11 years with MTN. He hails from Zimbabwe and has a degree in electrical engineering from the University of Zimbabwe and an MBA from Wits Business School. As a youngster, he had no career aspirations, other than “to be an engineer”.

Islam on Business
Innovation
IBM oo rabta in ey kordhiso wakhtiga ey gawaarida korontada ku socon karaan
Si kasta oo ey Obama dowladiisa ugu dadaashay in ey bulshada Mareykanka ka dhaadhiciso isticmaalka gawaarida korontada ku socda, meyna u suurta galin in ey dad badan gawaaridaas qataan.
Sababtana waa wakhtiga yar oo ey gawaaridaas korontada ku socon karaan oo
ka yar wakhtiga shidaalka (100 meyl ama ka yar). Hada IBM baa rabta in ey Project 500
taas wax uuga qabato
.

Business Jokes
Lifestyle
Somalis cash in on Dubai boom
Skyscrapers reach high into the desert sky, while sailing dhows ply the Gulf trading with countries as they have for hundreds of years. Dubai is a boom-time city full of contrasts.
Skyscrapers reach high into the desert sky, while sailing dhows ply the Gulf trading with countries as they have for hundreds of years. Dubai is a boom-time city full of contrasts.
Living like London's super-rich
Women in Business
World's Most Powerful Women
They are politicians, CEOs, bankers, cultural icons, billionaires and entrepreneurs and they are women...
They are politicians, CEOs, bankers, cultural icons, billionaires and entrepreneurs and they are women...
TECHNOLOGY
Retailers are loosing the world for IT talent
As online sales grow, they're struggling to hire quality developers, who are more drawn to Silicon Valley. For a decade, Target (TGT) outsourced its website operations to Amazon.com (AMZN). Bloomberg Businessweek